asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

maxaa ka qaldan ccshakuur

maxaa ka sahakuurSoomaalidu waxaa ay ku maahmaahdaa( i arkaay ninkii yiraahda i qariyaay ayaa u danbaysa), dhawanahaan waxaa bulshada soomaaliyeed dhex yaalay hadalo gaf ah oo uu cc shakuur u gaystay diinta islaamka, ccs hakuur ayaa axaadiith rasmi ah oo saxiix ah oo ka sugnaaday rasuulka csw ku tilmaamay kuwo aan waxba ka jirin oo been abuur ah, hadal kaas waxaa aad uga xumaaday dhamaan umada soomaaliyeed, waxaana hadalkaas ka fal celiyey culumo badan oo aqoon durugsan u leh diinta islaamka,cc shakuur falkaan uu ku kacay waxaa ka sii horeeyey falal ayaguna foolxun oo uu bulshada soomaaliyeed ka dhexgaystay ,waxaaa xusid mudan falkii uu cc shakuur uu baddi soomaaliya ugu gacan galiyey cadawga kenya, taasoo dhibatadeedii ay hada taagan tahay, waxaa taas  dheer inuu cc shakuur uu dagaal iyo fawdo kala horyimid dawladii soomaaliya, waxaa taas dheer inuu cc shakuur uu shaqo ka dhigtay inuu shihseeye ugu gacan haadiyo soomaaliya, waxaa taas dheer inuu qabyaalad ka dhex huriyo bulshada soomaaliyeed dhexdeeda, ccshakuur waa nin bushada soomaaliyeed ku dhex ceeboobay, mana filayo inuu jiro shaqsi ay soomaalidu ka neceb yihiin ccshakuur, hab dhaqanka ccshakuur  waxaa uu noqday mid u taagan inuu wax qaribo, hadaba marar badan aayaan is waydiiyey waxa ka qaldan cc shakuur, hadii aan u dhabo galay waxaa ii soo baxay in cc shakuur uu meel habaar ka qabo, xiriir hoose oo aan la samaynay dad aqoon u leh ccshakuur waxaa ay noo sheegeen inuu ccshakuur uu markiisii hore ahaa nin diinta islaamka wax ka yara bartay laakiin uu ka saaqiday, waxaa noo baxday in markii uu diinta ka jeestay uu ilaahay barakada ka qaaday, waqtigaan aan hada ku jirno cc shakuur waxaaa uu garan la, yahay  sidii uu bulshada ugu dhexnoolaan lahaa, meel walba waxaa uu lee yahay  waalaygu dilayaa, ccshakuur waxaa ku dhacay shaki walwal  iyo wareer aad u badan, cc shakuur markasta oo uu hadlo waxaa uu ku hadlayaa wax asaga dib ugu soo noqda, xataa waxaa laga yaabaa inuu dhimirka ka jiran yahay uu uusan caafidaaskiisu wanaagsanayn, si kastaba ha noqtee waxyaalaha uu ku kaco cc shakuur ma jiro shaqsi soomaali ah oo ay ka suur towdo, waxaa taas dheer ccshakuur ma lahan caqli uu raali galin uga bixiyo khaladkii ka dhacay, marar badan ayaa talo bixin u jeedinay laakiin waa ka dhaga adaygay, ugu danbayn cchskuur waxaan kula talin lahaa inuu siyaasada isaga baxo kuno noqdo hawshii uu yaqaanay , cc shakuur waana inuu raali galin ka bixiyaa dhamaan gafafkii uu dalka iyo dadka iyo diinta ilaamka u gaystay.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :