asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

muyuu qurux badan yahay magaca degmada dhuusa mareeb ?

dhuusoMagacu waa astaan lagu wax aqoonsado qof ama shay ama xayawaan ama degmo, sida hadii aan iraahdo libaax ama kismayo ama baabuur tasoo isla markiiba qafkii maqla uu horay ka garanayo, magacyada uu dadka loo bixiyo %90 waa kuwo wanaagsan, magac kasta oo qof loo bixiyo waxaa uu la falgalaa qofka loo bixiyey,waxaa jiray in magacyada xun ee loo bixiyiy asxaabtii soo muslimtay uu rasuulku csw ka badali jiray una bixin jiray magacyo ka wanaagsan, halkaas waxaa ka garanaysaa inaysan wanaagsanayn la bixiyo magacyada xun xun, hadaba waxaa jirta magaalo ka mid ah magaalooyinka soomaaliuyeed ee lagu magacaabo dhuusamareeb uu magaacaasu yahay mid ka fog aqlaaqda wanaagsan, dadkii bixiyeyna magaca dhuusamareeb waxaa ay iila muuqdaan inay ahaayeen kuwo geeljire ah aan si wanaagsan u aqoon diinta islaamka, waxaa kuwaas ka sii liita kuwa diinta bartay ee ku waafaqay in magaalada uu sii ahaado dhuusamareeb, waxaa meeshaash ka cad in degmada dhuuso inuu  yar yahay dadka aqyaarta ahi, waxaa ceeb ah in qof wayn uu afkiisa ka soo baxdo dhuusamareeb, dhuuso waa neefka timaada caloosha dadka iyo xayawaanka, dhuusaduna waxaa ay ka mid tahay waxyaalaha musqusha lala galo sida saxarada iyo kaadida in kastoo mararka qarkood ay dhuusadu tamaado adoo banaanka jooga, ujeedada qoraalkaygu waxaa wayeeye inaan farta ku fiiqo waxa ay umada soomaaliyeed raali ugu noqdeen in degmadaas magaceedu uu sii ahaado dhuusamareeb, maxaa loo waayey dad ka dhiidhiya magaacaas xun oo afkooda kala xishoon waayeen?, dadka ku nool degaanka degmada dhuuso maxay ku waayeen magacyada wanaagsan ee aduunka yaala, malaha dadkii dagmadaas magaca foosha xun ka badali lahaa ma dhalan, si kastaba ha noqotee halkaan waxaan fartiin uga dirayaa dhamaan umada soomaaliyeed , khaasatan dawlada soomaaliya iyo shacabka kunool degmada dhuuso inay si degdeg ah degmadaas magaca uga badalaaan una bixiyaan magac wanaagsan oo qofkii maqla dhagahiisa iyo malaaigta saaran farxad galinaysa. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :