asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

waa kuwama halyeeyada soomaaliyeed 2019

Halyeeyadii sanadka 2019Sanad walba markii sii dhamaanaya waxaan umada soomaaliyeed kala soo dhex xulanaa  shaqsiyaad aan isleenahay wax wanaagsan ayey u qabteen dalka iyo dadka soomaaliyeed, sanadkaan dhamaanaya ee 2019 waxaa award siinay sadex mawaadin soomaaliyeed oo kala ah, madaxwaynaha soomaaliya mudane maxmad c/laahi farmaajo, iyo raisal wasaare mudane xasan cali khayre iyo wasiirka maaliyada mudane  dr c/raxmaan ducaale bayle, sadexdaan  mawaadin ayaa dalka iyo dadka soomaaliyeed u qabtay hawl aad u wanaagsan , waxaana ay muujiyeen hawl karnimo iyo hufnaan, waxaa jira malaayiinkale oo soomaali ah oo ayaguna dalka iyo dadka u qabtay wax wanaagsan, waana mahadsan yihiin, wiilka facebooga ka difaacaya dalka iyo dadka soomaaliyeed iyo midka tuutaha dirayska qaba ee dalka difaaca uga jira labaduba waa mahadsan yihiin, wadaad iyo waalid iyo wiil iyo gabar cidkasta oo ka qayb qaadata dhismaha iyo difaaca dalka dalka soomaaliya waa mahadsan yihiin, sadexda mawaadin ee aan kor ku sheegnay waxaa ay wax ku noqdeen shacabka soomaaliyeed ee garabkooda taagnaa. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :