asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

02f5f8e5-0c64-44fe-bd48-26d8abaa6ba3

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

qadar oo qaribtay dalka soomaaliya

dhibaatada qadarDawlada yar ee qadar waxaa ay qayb ka tahay dawladaha u taagan qaribaada dalka soomaaliya,  dawlada qadar ayaa qaybta ugu wayn ka qadatay qaska iyo qalalaasaha ka jira soomaaliya, dawlada qadar ayaa ayaa gudaha soomaaliya ka samaysay kooxo araxan daran  oo argagixiso ah, dawlada qadar ayaa ku eedaysan inay qayb ka tahay falalka argagixiso ee ka dhaca soomaaliya, waxaa taas dheer in dawlada qadan ay dhalinyaro badan oo soomaali ah ka qaaday dalka soomaaliya, kuwaas oo aan la ogayn ujeedka u qaaday , waxaa xusid mudan in dawlada qadar dhalinyaro badan ay ka qaday soomaaliya ayaga oo mayd ah ay dib ugu soo celisay dalka soomaaliya, dhalinyaradaas ayaa tiradooda lagu sheegay 12, maydka dhalinyaradaas laguma wareejin qaraabadoodii  waxaana lagu aasay meel qarsoon oo kamid ah  soomaaliya, dawlada qadar iyo emarate iyo sucuudigu waxaa ay si wadajir ah uga shaqaynayaan waxkasta oo lugooyo ku ah dalka iyo dadka soomaaliyeed, dhaqaalahooda ay soomaaliya geeyaan  waxaa ay u adeegsadaan inay tafaraaruq kalagaliyaan shacabka soomaaliyeed, si kastaba ha noqtee dawladah carbeed ee bariga dhexe ee wada qiiqaya waxaa ay holacooda kula soo dul dhaceen dalka soomaaliya, mana muuqato farsamo  ay umada soomaaliyeed uga badbaadi karto qalaasaha bariga dhexe, maxaa yeelaywaxaa walba u nugleeyey dhaqaalo la,aanta haysata. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :