asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

02f5f8e5-0c64-44fe-bd48-26d8abaa6ba3

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

tacsi daa,uud cali masxaf

tacsi Daa’uud Cali MasxafAllaha u naxariiste waxaa geeriyooday daauud cali masxaf  oo ka mid ahaa fanaaniinta soomaaliyeed, daauud cali masxaf waxaa uu ku geeriyooday magaalada jigjiga oo ka mid ah  gobolka soomaaliyeed ee ay xabashidu dulaysato, daauud ayaa ahaa heesaa iyo musigiiste, waxaana uu mudo aad u dheer ku soo jiray fanka iyo suugaanta soomaaliyeed, halkaas waxaan tacsi uga diraynaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii iyo awlaadii iyo saaxiibadii uu  tagay waxaan leenahay samir iyo iiman allha idinka siiyo asgana danbigiisa allaha dhaafo.

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :