asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

02f5f8e5-0c64-44fe-bd48-26d8abaa6ba3

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

xasuuqii ka dhacay exkon torol yaa loo soo qabatay ?

ex kontarol20kii december waxaa magaalada moqdisho lagu xasuuqay dad badan oo shacab ah oo ku sugnaa ex kontarol, dadkaas waxaa lagula kacay fal argaggixiso oo aad u xun, waxaana goobtaas lagu laayey dad shacab ah oo aan waxba galabsan oo tiradoodu koru dhaafaysay 90 ruux, waxaana lagu dhaawacay tiro intaas ka badan , tan iyo waqtigii uu falkaas foosha xun dhacay ilaa maanay  ma maqlin cid loo soo qabtay  faldanbiyeedkaas, waliba falkaas fooshaxun dad baasheegtay , kawaas oo magacoodu yahay shabaab, waxaa iswaydiin mudan maxay yihiin shacbaab?, xagee degan yihiin?tiradooduna  waa intee? maxayse ahayd ujeedada ay shabaab u laynayso  shacabka soomaaliyeed, waxaa kale oo iswaydiin mudan hadii dagaal lagu qaado shabaab dalka soomaaliya ma lee yahay buuro iyo boholo lagu dhuuman karo, waxaa kale oo iswaydiin mudan ciidamada soomaaliya  tirdoodu waa imisa? ciidamada shisheeye ee amisom tiraadoodu waa imasa?, qarixii asana foosha xumaa ee dhacay 14kii oktober yaa loo qabtay ?hadii aan jawaab dhow ka bixiyo shabaab waa shaqaale jaban, waxaana laga maamuulaa daaha dabadiisa, dadka soomaaliyeedna waa ogyihiin, cidii aan ogayna ha ogaato in dalka soomaaliya ay ku soo duuleen shisheeye arxan daran. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :