asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

02f5f8e5-0c64-44fe-bd48-26d8abaa6ba3

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

danbiile C/RASHIID janan xagee qarinaysa

janan-danbiileC/rashiid janan oo ahaa mataankii cabdi iley ayaa la sheegayaa inuu godkiisii biyo ugu soo galeen, danbiile c/rashiid janan ayaa horay u laayey dad badan oo soomali ah oo aan waxba galabsan, dawlada soomaaliya ayaa xirtay horay u danbiile cabdi janan, balse waa kuu ka baxsaday xabsigii, waxaana oo orod ku gaaray kenya oo uu islahaa garab ayaad ka helaysaa, danbiile cabdi rashiid xabsi uu ka baxsaday macno badan samayn mayso, laakiin waxaa horyaala waxyeeladii uu u gaystay shacabka soomaaliyeed, gudaha soomaaliya iyo dibada ama dunida iyo aakhiro midna kaa hari maayo wixii aad u gaysatay dadiyo duunyo, halka ugu sahlan ee uu mudo gaaban ku sii dhuuman karo janan ayaa ah halka uu ku nool yahay danbiille axmad madoobe, waxaase iswaydiin mudan danbiile miyuu magan galin karaadanbiile kale, ma filayo,sadex nin rajo lagama qabo inay dunida ku nabad galaan, sadexdaas waxaa ay kala yihiin cabdi ilay iyo c/rashiid janan iyo axmad madoobe, sadexda ninba waxa gacmahooda ka qoyan dhiig fara badan oo ay dadiyeen, hada cabi ilay waa xiran yahay, c/rashiid janana waa baxsi, axmadna waa ka danbi badan yahay labada nin oo kale, si kastaba ha noqtee waxaa dunida ku nabad gala qofkii nabad laga helo, qofkii ku dhiirada inuu wax haleeyo waxaa qasab ah inuu ku dunbaynayo  meel xun oo murugo badan. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :