asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

02f5f8e5-0c64-44fe-bd48-26d8abaa6ba3

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

hambalyo gudoomiye gobo leedka galmudug qoor qoor

 Qoor-QoorWaxaa magaalada dhuusamareeb gudoomiyaha maamulgoboleedka galmudug loo doortay mudane axmad cabdikariin qoor qoor,gudoomiye qoor qoor ayaa maamulka galmudug maamuli doona 5ta sanoee soo socota, waxaana filaynaa inay la shaqayn doonaan waxgaradka iyo siyaasiyiinta iyo culumada iyo dhalinyarada iyo haweenka ku sugan ku dhaqan gobolada galguduud iyo mudug. maamulka ilays.com waxaa ay  hambalyo u dirayaan guduumiyaha cusub ee maamulka galmudug mudane axmad cabdikariin qoor qoor waxaan leenahay hawsha laguu doortay allaha kula garabgalo. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :