asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

02f5f8e5-0c64-44fe-bd48-26d8abaa6ba3

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

ninkii xasuuqi jiray soomaa lida oo baqtiyey

daniel arap moiWadanka kenya waxaa ku geeriyooday madaxwaynihii hore ee kenya daniel arap moi, madaxwaynahaas ayaa dalka kenya xukumayey intii u dhaxaysay 1978 ilaa 2002 dii, daniel arap moi waxaa uu ahaa nin aad u arxan daran, oo aad u neceb soomaalida, moi waxaana lagu xasuustaa xasuuqyadii foosha xumaa ee uu u gaystay umada soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka NFD, intii uu daniel arap moi xukumayey kenya waxaa uu dhegta dhiiga u daray kumaankum shacab soomaaliyeed ah oo reer NFDahaa, daniel arap moi waxaa uu geeska afrika uga tagay taariikh aad u xun, shacabka soomaaliyeed ee ku nool gobolka ay kenya gumaysato ma jecla inay dhagahoodu maqlaan daniel arap moi,hagardaamadii iyo xasuuq wadareedkii uu arab moi ka gaystay gobolka NFD waxaa ugu waynaa kii wagalla oo 5800 oo ruux oo soomali ah lagu xasuuqay duleedka wajir, waxaa kale oo xusid mudan xasuuqii gaarisa gubaay oo 300o oo ruux oo soomaali ag lagu xasuuqay garissa, daniel arap moi asagoo 95 jir oo aan lagajaasayn foolxumadiii uu ugaystay shacabka soomaaliyeed ee reer NFD ayuu baqtiyey, laakiin waxaa qabriga ku sugaya shacabkii faraha badnaa ee uu horay u xasuuqay, tan iyo intii uu gumaysigii cadaa ee ingriisku  uu kenya u gacan galiyey gobolka NFD waxaa shacabkaas gobolkaas ku socday dhibaato joogto ah, si kasrtaba ha noqotee dawlada kenya kama tanasulin inay waxyeelayso shacabka soomaaliyeed, maantay waxaa dalkeeda ku shirinaysaa dad soomaali ah oo shaqsiyadoodu xun tahay, kuwaas oo ay ku doonayso inay ku waxyeelayso qaranimada soomaaliya, ugu danbayn magaranyaa sida ay daris kusii noqon karaan dawlada kenya iyo dalka soomaaliyeed, waxaan filayaa in kenya guuldaro ka raaci doonto dulmiga joogtada ah ee ay ku hayso umada soomaaliyeed.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :