asmaul-husna
madaxwayne farmaajo SHEPPARD

About ilays

 

SCWW SALAAN BACDE WAXAAN IDIIN SOO BANDHIGAYNAA SABABAHA LOO AAS AASAY WEBKA   LAYIRAAHDO WWW.ILAYS.COM.

MARKA U HORAYSA WAXWALBA OO LA SAMAYNAYO WAXAY LEEYIHIIN UJEEDO,  WAXAA JIRA WEBSIDEYO LOO FURTAY INAY DIFACAAN QABIILKOODA WAXAA JIRA KUWO LOO FURTAY DACAAYAD WAXAA JIRA KUWO LOOFURTAY  SUUGAANTA SOOMAALIYEED IYO KUWO LOO FURTAY IN LAGU GANACSADO , WAXAA JIRAKUWO LOO FURTAY DIINTA ,HADABA WEBKA  ILAYS.COM WAXAA LOO FURTAY INUU WAX WAYN U TARO UMADA SOOMAALIYEED  TAASOO AH IN AFKA SOOMAALIGA LAGU BARO UBADKA SOOMAALIYEED, INUU KA WARAMO  XAQIIQADA KA JIRTA DALKA SOOMAALIYA IYO ADUUNYADABA, WAANA WEB DHEXDHEXAD KA AH ARIMAHA SOOMAALIYA KA JIRA ,WAXAA KALE OO WEBKAAN LOOGU TALA GALAY INUU U OLOLEEYO NABAD KA DHALATA SOOMAALIYA IYO INUU BULSHADA SOOMAALIYEED KU BARAARUJIYO  WANAAGA IYO WADAJIRKA UMADA SOOMAALIYEED ,  WEBKA ILAYS  AYAA WAXAA KA HAWLGALA 12 WARIYE OO KU KALA SUGAN  WADAMADA KU YAALA , EASTA AFRIKA, SOUTH AFRIKA SANTARAL AFRIKA IYO WEST AFRICA, WADAMADA QAARADA EUROPE , NORTH AMERIKA IYO QAARADA ASIA,WEBKA ILAYS.COM AYAA LAGA HELAA WARAR SUGAN OO LEH  DHAGAYSI OYO DAAWASHO, WAXAA KALE OO WEBKA WAX KAMAAMULA URURKA WADAJIRKA SOOMAALYEED , UGU DANBAYNTII WAXAA DADWAYNAHA SOO BOOQDA WEBKAAN  LALA SOCODSIINAYAA IN WEBKAAN WARKII AAD KU ARAGTAAN  UU YAHAY WAR XAQIIQO AH ANAGOO KU DADAALI DOONO IN WARKII UU QORNO U YEELAN DOONA RAAD LARAACO IYO  MARQAATI,UGU DANBAYNTII WEBKAAN ILAYS.COM WAXAA KA MAMNUUC AH  QABYAALADA,ISKA HORKEENKA BULSHADA , WARARKA  DAREENKA XUN KEENA , IYO INAAN LAGU TAAGEERIN CIDKASTA DANBIILE AH  MEELKASTA OO AY JOOGAAN. IYO INAAN LA SOO GALIN SAWIRO  XUN XUN OO ANSHAXA WAX YEELAYA NOOCKASTA OO  UU NOQDOBA.

Website ilays waxaa lagala soo xiriiri karaa

Email: ilaysnews@gmail.com

 

mahadsanidin

.

to me :