asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » Caafimaadka

fahanka nolosha wadamada qaboobaha ah

May 21, 2012
qof walba oo soomaali ah waxaa looga baahanyahay  inuu fahmo habka looga nool yahay wadamada qaboobaha ah, wadamada qaboobaha ahi waa ka badalan yihiin wadamamada kuleelaha ah,  wadamaha qaboobaha ah   waxaa jira hab looga dhaqmo oo aad uga siraad korayso cudurada ka jira, waxaa jira in wadamada qaboobaha ah uusan qofku helin dhidid   ka yimaada  jirkiisa, waxkasta oouu cunana waa ku fariisanayaan,... 
to me :