asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » faaqidaada

cibaadadu istustus ma, ahan

Jun 3, 2012
halkaan waxaanu kaga hadlaynaa  in cibaadadu alle  iyo sida ay qaas ugu tahay  in loo samaeeyo  ilaahay dartiis iyo si ay ku jirto daacadnimo, ilaaha subxaana watacaala waxa uu quraan ka ku sheegay ayaadatan (وَمَا أُمِرُوا إِلَّا لِيَعْبُدُوا اللَّهَ مُخْلِصِينَ لَهُ الدِّينَ  taasoo macnaheedu yahay( Dadkana waxaan Eebe caabudidiisa... 

iska ilaali tuugada internetka

Jun 10, 2011
Internetku waa goob baaxad weyn oo qof fiican iyo mid xunba ay ka qaraabtaan. Waa meel aad wax ka iibsan karto, lacag qof u diro karto, waa meel warbixintaada lagu xadi karo oo lagugu qayaani karo. Hadaba sideed uga fogaan kartaa in aan lagugu qayaamin intenetka? Qodobadaan ayaa ku caawin kara. 1. Waayo cida aad la xiriireyso: Haddii aad website aad wax ka iibsaneyso ama aad lacag sadaqo ah bixineyso... 
to me :