asmaul-husna
madaxwayne farmaajo SHEPPARD

Home » gabay

gabaygii alaha u naxariistee cabdulaahi suldaan timacade

May 8, 2012
     gabaygaan waxaa tiriyey  alaha u  naxariistee gabyaagii waynaa ee cabdullahi suldaan timacade, gabaygaan ayaa si dhab ah u taabanaya dhaqamada ay leeyiin dadka soomaaliyeed ,. dhagaysi wacan  Read More →

gabaygaan waxaa noo soo jeedinaya alaha u naxariistee abwaan c/qaadir xirsi siyaad (yamyam)

Aug 13, 2011
gabaygaa la magacbaxay barbaar qayr leh waxaa  tiriyey alaha u naxariistee cabdulqaadir xirsi siyaad(yamyam)     marka dhagaysi wacan  Read More →

alaha u naxariistee gabaygaan waxaa tiriyey abwaan cabdulqaadir xirsi yam yam /daawo

Jul 24, 2011
gabaygaan waxaa magaciisa layiraahdaa bulsho waxaana tiriyey alaha u naxariistee  abwaankii waynaa c/qaadir xirsi siyaad yamyam 19/19/83 marka dhagaysi wacan  Read More →

gabaygaan waxaa tiriyey alaha u naxariistee c/qaadir xirsi siyaad (yamyam)

Jun 11, 2011
gabaygaan waxaa tiriyey marxuum c/qaadir xirsi siyaad (yamyam) gabaygaan waxaa magaciisa layiraahdaa qabiil malacaabudaa waxaana soo jeedinaya raage c/qaadir yamyam oo ah wiil uu dhalay abwaanku/daawasho wacan  Read More →

waa gabay kame oo yamyam tiriyey

Jun 7, 2011
alaha u naxariistee c/qaadir xirsi siyaad yamyam ayaa gabay gaan ka tioriyey shirkii dib u heshiinta soomaalida 1993 lagu qabtay magaalada Addis Abeba 1993dii Gabayga gabaygaas oo lagu magacaabi jiray Qarannimo daawasho wacan  Read More →

waa gabay kale oo uu tiriyey alaha u naxariistee yamyam

Jun 7, 2011
alaha u naxariistee  gabaygaan waxaa tiriyey c/qaadir xirsi siyaad (yamyam)asagoo ku sugan magaala carta ee shirkii jabuuti dhagaysi daawasho wacan  Read More →

tana waa gabaygii la magacbaxay bismilaahi eeboow

May 29, 2011
alaga u naxariistee gabaygaan waxaa tiriyey gabyaagii waynaa cabdulqaadir xirsi siyaad (yamyam)gabaygaan oo uu ugu magacdaray bismilaahi aaboow marka gabaygaan oo video ah nala daawada  Read More →

Gabay: Guur aan ka la’aado – yamyam

May 29, 2011
Gabay ay Aw-Yuusuf iyo Yamyam horay dumarka u tiriyeen oo Guur AAN KA LA’AADO ayaan aniguna uga jawaabay gabay aan ku tilmaamayo ragga intooda xun ee aan mudnayan in la guursado, sababtoo ah xumaanta nalagu sheegay mid la mid ah ama ka badan ayaa ragguna leeyahay, gabayga jawaabta ahna waa kan hoose:  1. Indhoweyd murtidii geyfanayd waanigaan geline 2. Waatii angees maray naxwihii guulle iiqoraye 3.... 

Gabay Somali baan ahay by Abdulkadir Hersi ‘Yam-Yam

May 29, 2011
baygaan waxaa tirshey Ilahay ha u naxariistee  abwaan Abdulkadir Hersi ‘Yam-Yam.  Magaciisana waxaa la yiraahdaa Somali baan ahay.  Waxuu gabaygu cadeen u yahay sida Soomaalidu waagii hore u ahaayd dad isku kalsoon oo aad isula ween. Maanta waxaa moodaa in Soomaalidii sidaas isula waayneed noqdeen daba-dhilif shisheeye, damiir laa’we aan wadankiisu qiima ugu fadhiyin iyo maan laawe iibsanaya... 
to me :