asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » maqaalo

haku diganin Nin ay dani hayso

Jan 22, 2015
Dadka soomaaliyeed qaarkood ayaa qofka dhaqaalaha yar waxaa ay  ula dhaqmaan siyaabo kala gadisan, dadka qaarkood waaba ay dulaystaan, waxaana ay  ugu yeeraan magacyo kala gadisan, inkastoo ay jiraan dad badan oo soomaali ah oo xilkas ah oo garanaya danta jirta, ,waayaha aduunku waa is daba socdaan, qofwalbana si ayey ku  soo martaa, mana jiro qof uu ilaahay kala balamay dhaqaalo la,aan, iyo ... 

Ubadkii qurbaha u bukoow bal eega sida loogu ba, ay

Feb 11, 2014
Umada soomaaliyeed ee ku nool qurbaha ayaa waxaa ku dhacay dhaqan gadoon aad u foolxun, ubadkii soomaaliyeed ee ku dhashay qurbaha iyo kuwii la geeyey ayaa isa tagay dhamaan asyaahii lagu yaqaanay  dadka soomaalida ah , waxaana ay ku milmeen  dhaqamo ay leeyihiin dad yow kale, waalidiinta soomaaliyeed ee ku nool qurbaha ayaa waxaa la soo daristay nasiib daro aad u  wayn, waxaa ku dhacay  oo ka... 

Maxaad kala socotaa xaalufka ku dhacay dalka soomaaliya

Feb 10, 2014
Tan iyo makii ay duntay dawladii dhexe ee soomaaliya 1991dii waxaa wadanka soomaaliya ka socday xaalufin balaaran oo dhanwalba ah, waxaa si isku mid ah loo  dabar goynayey  (dadka , dhirta, kaluunka, xoolaha la dhaqdo iyo duurjoogto, hadii aan sharaxaad gaaban ka bixino arimahaas, waxaa maalinwalba dalka soomaaliya ku dhinta isku celcelin  15 ruux  ama xabad ha disho ama dandaro kale ha ha disho... 
to me :