asmaul-husna
madaxwayne farmaajo SHEPPARD

Home » somali news

doqon iyo danbiile dawlad waa ka naxaan

Apr 19, 2017
Dalka soomaaliya waxaa uu dawlad la,aan ahaa inka badan 26sano, gudaha soomaaliya waxaa ku samaysay kooxo danbiilaal ah oo noloshoodu ku tiirsan tahay wax ay dilaan ama ay dhacaan, danbiilayaasha qaarkood waxaa la rumaysan yahay inay dad aad u badan laayeen , danbiyada horay uga ka dhacay soomaaliya waxaa ka badan midka hada socda oo lagu dhibaataynayo shacabka, waxaaba hada gudaha soomaaliya caadi... 

mawaadin soomaali ah oo lagu dilay toronto canada

Apr 16, 2017
Wararka naga soo gaarya magaalada toronto ee dalka canada ayaa sheegaya in lagu dilay Wiil dhalinyaro ah oo soomaali ah , wiilkaan ayaa magaciisa lagu sheegay samatar faarax cimrigiisuna yahay 23 jir,wiilkaan ayaa la sheegay in lagu dilay goob babuurta la dhigto oo ku taala xaafad scarbough ,cida wiilka dilka u gaysatay wali  lama aqoonsan, cidamada boliska toronto ayaa baaraya sida ay wax u dhaceen,... 

midabka iyo muuqa alle ku siiyey hamasuugin

Apr 13, 2017
Baryahaan danbe waxaa bulshada soomaaliyeed ku soo badanayey meel kadhac lagu samaynayo midabka madow, waxaa dadka soomaaliyeed ka dhex bilowday dagaal si wadajir ah loogu qaaday midabkii madoobaa, markii aad indhaha mariso meelaha ay soomaalidu isugu yimaadaan waxaad arkaysaa inuusan ka muuqanayn midabkii lagu yaqaanay soomaalida, %100 haweenka soomaaliyeed waxaa ay ka tageen midabkoodii wanaagsanaa... 

yuu madaxwayne u yahay bishaar asad

Apr 12, 2017
Waxaa dalka suuriya ka socda dagaalo culus oo u dhexeeya dadka reer suuriya waxana ay taageero iyo hub kala helayaan dawlado shisheeye , dalka suuriya waxaa dhulka lala simay magaalooyin waawayn oo qadiimi ahaa, waxaa dagaalada suuriya ka socda ku dhintay in kabadan 3 malyan, waxaana dagaaladaas ku bara kacay dhamaan shacabkii reer suriya, wadanka suuriya ayaa isu rugay goob dagaal oo aysan cidi ku... 

dawladdiidyadii oo bilaabay duminta dawlada

Apr 10, 2017
Waxaa hurdada ka kakacay kooxo maafiyo ah oo ku midaysan dawladdiidnimada, dalka soomaaliya waxaa ka jira boqolaal koxood oo maafiyo ah oo samaysmay 26kiisano ee la soo dhaafay, kooxahaas waxaa ay isugu jiraan gangistaro argagixiso qaylaysato dhiigyacab maafiyo dabadhilifyo afarjeeblayaal qabyaaladiistayaal, burcad iyo kuwo kale oo badan, dhamaan kooxahasaan waxaa noloshoodu ku xiran tahay soomaaliya... 

falal argagixiso oo aad u fool xun oo ka dhacay muqdisho

Apr 10, 2017
Shalay iyo maanaty  waxaa magaalada  muqdisho ka dhacay  falal argagixiso oo aad u fool xun oo lagu xasuuqay dad badan oo soomaali ah , qaraxyadaas waxaa ay noloshoodii galaafteen in ka badan 25 ruux, shalay waxaa  agaagaarka  warshadaha lagu qarxiyey bus ay  dad oo shacab ah saarnaayeen, maantayna waxaa xaafada waabari lagu qarxiyey goob ay ku sugnayeen askar iyo shacab, waxaa sidoo kale gaari... 

kooxda soomaalidiidka ah ayaa wali xabsiga ku haya wariye coldoon

Apr 9, 2017
Kooxyar oo soomaalidiid ah oo u adeega xabashida ayaa dhibaato fara badan ku haysa shacabka soomaliyeed ee ku dhaqan gobolka woqooyi galbeed , horjooga yaasha maamulka faashilka ah ee ka jira ee ka jira woqooyi galbeed ayaa wali xabsiga ku haya wariyihii waynaa ee c/maalik muuse codoon, kooxdaas ayaa wariyaha ula dhaqantay si aad u fool xun ayaga oo ku raali galinaya dawlada xabashida, horjooga yaasha... 

mahad abiib miyuu yahay dal laawe ?

Apr 8, 2017
Magaalada oslo ee dalka norway waxaa dhawaanahaan ay dacwad uga socotay nin ka mid ah mawaadiniinta soomaaliyeed, ninkaas ayaa lagu magacaaba  mahad abiib maxamuud, dacwada ninkaan loo haysto ayaa ah mid lagu diidan yahay soomaalinimadiisa, mahad abiib ayey dawlada norway ku eedaysay inuu ka soo jeedo soomaalida ku dhaqan jabuuti, mahad abiib ayaa la sheegay inuu ka soo jeedo dalka soomaaliya,balse... 

carab maxaa uga lumay ciida soomaaliyeed

Apr 7, 2017
Dhawaanahaan waxaa dalka soomaaliya ku sii badanayey faragalin qaawan oo wadaan dawladaha carbeed ee ku yaal bariga dhexe, dawladahaas ayaa ka qaybqaadanayey qalalaasaha iyo kala qoqobka ka jira soomaaliya, dawladaha qaliijka ayaa la rumaysan yahay inay yihiin dawlado ay dhab ka tahay sidii soomaaliya loo tirtiri lahaa, dawladahaas ayaa dalka iyo dadka soomaliyeed kala dagaalamay wax kasta oo ay horumar... 

soomaaliya oo halis ugu jirta in ururada argagixisada ahi ay la wareegaan

Apr 6, 2017
Wadanka soomaaliya waxaa ku sii qulqulaya ururo badan oo sheeganaya diin oo wada argagixiso ah,  ururadaan dhamaantood waxaa ay ka imaanayaan oo laga soo dirayaa oo hadana laga hagayaa wadamado ku yaal  bariga dhexe, ururadaan ayaa wata dhaqamo iyo siyaasado lidi ku ah diinta islaamka iyo dhaqanka soomaalida, ururadaan argagixisada ah ayaa dalka soomaaliya ku haya qalqaliso badan, waxaana ay ururadaanu... 

ciidamada itoobiya maxay ka hayaan gudaha soomaa liya

Apr 3, 2017
Gudaha dalka soomaaliya waxaa ku jira kumaankum ciidamo shisheeye  oo ka kala yimid qaarada africa iyo aduunka kale, ciidamadaas cida soomaaliya gaysay iyo macnaha loo geeyey iyo wax ay soomaaliya ka hayaan si sax ah looma yaqaano, umada soomaaliyeed ma aysan arkin waxtar ay leeyihiin ciidamadaasu, ciidmadaas waxaa ay wax yeelo aad u badan ayey u gaysteen shacabka soomaaliyeed, ciidamadaasu amaandarada... 

Safaaradda Somalia ee ku taal usa oo dhibaato ku haysa qoxooga soomaalida

Apr 2, 2017
Saafarad walba oo dunida ka furan waxaa ay shaqadeedu tahay inay u adeegto dalkeeda iyo dadkeeda, safaarada soomaalida ee ku taala washinton ee dalka maraykanka ayaa gabtay hawshii loo igmaday, waxaana ay safaaradu shaqdeedii u weecisay inay ka shaqayso sidii loo tarxiili lahaa soomaalida qoxootiga ku ah dalka maraykanka, safaarada ayaa heshiis la gashay laamaha tarxiilka ee dalka maraykanka,dhalinyaro... 

askari kenyati ah oo fal naxdin leh ka sameeyey nairobi

Apr 2, 2017
Wararka naga soo gaaraya magaalada nairobi ee dalka kenya ayaa sheegaya in sakari ka mid ah ciidamada kenya uu gaystay fal argagax leh,  arkarigaan ayaa ahaa askarta dharcadka  ee ilaaliya nabadgalyada, askarigaan aya xafada ay soomaalidu degan tahay ee islii ku dilay laba wiil oo dhinyaro ah oo lagu sheegay inay ahayeen tuugo, dhalinyaradaan ayaa markii la dilayey ahaa kuwo aan hubaynayn oo aan... 

wasiir Nuur Faarax Xirsi oo geeriyooday

Apr 2, 2017
Alaha u naxariistee waxaa magaalada xamar ku geeriyooday Nuur faarax xirsi  oo ahaan jiray wasiirkii dekadaha ee dawlada soomaaliya, marxuum Nuur faarax xirsi ayaa u geeriyooday xanuun ku soo booday, marxuum nuur faarax xirsi aya ahaan jiray shaqsi waani ah oo ay ku wayn tahay soomaalinimadu, allaha u naxariistee wasiir nuur farax  ayaa maantay aas qaran loogu samayndoonaa magaalada xamar, aaskiisana... 

tacadiyo laga soo sheegayo hablihii sucuudiga la geeyey

Apr 1, 2017
Wararka naxdinta leh ee naga soo gaaraya dalka sucuudi arabiya ayaa sheegaya in haween fara badan oo soomaali ah tacadiyo loogu gaysanayo, haweenkaas ayaa ahaa kuwo booyaasooyin ah oo laga keenay dalka soomaaliya, ururkii damuljadiid ee ka talinayey dalka soomaaliya ayaa sucuudiga heshiis kula galay 5000 kun oo haween soomaali ah oo booyaasooyin ka noqda dalka sucuudiya, in kabadan 3000 ku oo haween... 

daroogo qofkii isticmaala ayey disha

Apr 1, 2017
Daroogadu waxaa ay ka mid tahay wax yaalaha keena caafimaad darada, daroogadu waxaa ay caan ku tahay dilista qof kasta oo isticmaala, xataa dadka aan cunin ee ka ganacsada waxaa ay u keentaa dhibaatooying kala duwan sida amaandaro iyo walwal, daroogadu mahan shay jir aadanaha waxtar u leh haba yaraatee, qofka isticmaala radoogada ma ahan kuwo degan, waxaa ay daroogadu qofka ka badashaa dhiiga iyo dhaqanka... 

qaymihii ciyaartoyda soo maaliyeed waxaa dilay muxudiin darbo

Mar 28, 2017
Sportigu waa mid  xiiso leh oo had iyo jeer  bulshada ku abuurta farxad ,ispotigu waxaa ciyaar u taagan nabad iyo isdhexgal, isbootigu waxaa uu isu keenaa  isku  umado kala gadisan, qofka ciyaartoyga ahi waxaa uu u dhexeyaa dadka oo dhan ,mana lahan qaabiil, waxaana uu matalaa qaranka, waxaa xusid mudan xidigii ciyaartaydii hore e soomaaliya oo wacadaro badan ka muujiyey ciyaaraha dalka iyo dibada... 

muxuu galabsaday oo u xiran yahay wariye coldoon

Mar 26, 2017
Waxaa xabsiga magaalada hargaysa ku xiran mawaadin soomaaliyeed  oo bulshada soomaaliyeed  oo bulshada dhexdeeda ku dhex leh qaymo aad u badan , mawaadinkaasu waa wariyihii waynaa cabdi maalik muuse (coldoon) wairiye codoon ayaa mudo bil ka badan ku xiran magaalada hargaysa, wariye coldoon ayaa ah shaqsi wax tar leh oo ku caanbaxay gargaarka dadka jilicsan iyo wadaniyad iyo soomaali jacayl, wariye... 

maamulka Jabuuti iyo china oo boobaya khayradkii dalka soomaaliya

Mar 25, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka awdal ee dalka soomaaliya  ayaa sheegaya in deegaanadaas uu ka bilawday bililiqo balaaran oo lagu boobayo khayradkii dalka soomaaliya,  waxaa gobolkaas ku soo duulay maamulka jabuuti iyo dalka china,waxaana si xoog leh loo lagunayaa macadntii ku jirtay deegaankas, maamulka jabuuti ayaa bililiqo aad u xoog badan ka wada deegaankaas, waxaa gudaha soomaaliya laga daldalyaa... 

inta afka soomaaliga ku hadasha ma wada ahan soomaali

Mar 23, 2017
Afka soomaaligu waa af ka mid aha afafka aduunka looga hadlo, afka soomaaligu waa af labarto oo cidwaliba ay baran karto, afka soomaaliga dhaxal ahaan waxaa u leh umada soomaaliyeed, ku hadalka afka soomaaliga laguma noqdo soomaali, qof kasta oo ku hadla afka soomaaliga ma ahan inuu yahay soomaali, jinsiyada soomaalinimo ma ahan mid  lagu qaato ku hadalka afka soomaaliga, afka soomaaliga waxaa ku... 
to me :