asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

02f5f8e5-0c64-44fe-bd48-26d8abaa6ba3

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news

wajeer ma xorowday mise waa la xaal mariyey ?

Dec 7, 2019
Magaalada wajir waa magaalo soomaaliyeed oo ka mid ah magaalooyingka ku yaalaya gobolkaNFD ee ay gumaysato xukuumada sawaaxilka  ee laga xukumo nairobi, magaalada wajer waa magaalo ay degan yihiin shacab soomaaliyeed oo aad u badan , shacabka degan wajer waxaa ay mudo qarni ah dhibaatooyin fara badan hayey cadawga kenyatiga, gobolka NFD waxaa ka dhacay xasuuq wadareed loo gaystay shacabka ku dhaqan... 

maxaa ka qaldan ccshakuur

Dec 5, 2019
Soomaalidu waxaa ay ku maahmaahdaa( i arkaay ninkii yiraahda i qariyaay ayaa u danbaysa), dhawanahaan waxaa bulshada soomaaliyeed dhex yaalay hadalo gaf ah oo uu cc shakuur u gaystay diinta islaamka, ccs hakuur ayaa axaadiith rasmi ah oo saxiix ah oo ka sugnaaday rasuulka csw ku tilmaamay kuwo aan waxba ka jirin oo been abuur ah, hadal kaas waxaa aad uga xumaaday dhamaan umada soomaaliyeed, waxaana... 

jarmalka bari dhibaato intee le,eg ayuu u gaystay umada soomaaliyeed

Dec 4, 2019
Tan iyo intii ay  umada soomaaliyeed deganayd dalka loo yaqaano soomaaliya waxaa duulaamo gardaro ah ku soo qaadayey umado badan oo shisheeye ah oo doonayey inay ka xoogaan dalkoooda barwaaqada ah, umadaha ku soo duulay dalka soomaaliya waxaa ay isugu jireen carab iyo cajab, dhamaantoodna waxaa ay umada soomaaliyeed ula dagaalameen si cadawtinimo ah, dagaal walba oo dhexmara cadawga iyo soomaalida... 

xabashida oo dagaalkii ugu xumaa ku soo qaaday dalka iyo dadka soomaaliyeed

Nov 18, 2019
Sida cid waliba la socoto umada soomaaliyeed iyo xabashidu waxaa ay dagaalamayeen mudo aad u dheer, dagaalkooduna waxaa uu ku salaysnaa gardaro marwalba ka imaanaysay xabashida, dagaalka u dhexeeya xabshi iyo soomaali waxaa uu bilowday taariikhda ilamku markii ay ahayd 661dii taariikhda hijriyada, taariikhda miilaadiguna waxaa ay ahayd 1239kii, dagaalkaas waxaa uu socday 780 sano, intii ay soomaali... 

Wax ka baro ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed

Nov 17, 2019
Dal walba iyo dadwalba oo duna ku nool waxaa ay lee yihiin  hido iyo dhaqan iyo af u gooni ah, dadka  somaaliyeed waxaa uu lee yahay hido dhaqan iyo af u gooni ah, hidaha iyo dhaqanku waxaa uu isgu jiraa dhawr qaybood oo kala duwan, hidaha iyo hab dhaqanka soomaalidu waxaa uu ku salaysan yahay diintooda islaamka, sida guurka iyo ku dhaqanka shareecada islaamka, ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka waxaa... 

tacsi faadumo faarax qooJe

Nov 14, 2019
Inaa lillahi wa inaa hay raajicuun, waxaa xeryaha qoxootiga xagardheer ku geeriyootay marxuumad faadumo faarax qooji, halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabdii iyo awlaadii ay ka baxday, khasatan waxaa tacsi u dirayaa dhamaan caruurtii ay ka tagtay oo ahaa ilmo nabadoon jaamac nuur waxaan lee yahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo, ayadana janadii fardowsa allaha... 

thuma walaahi inuusan dalku fawdo ku noqonayn,

Nov 10, 2019
Hada ka hor waxaa jiray nin soomaali ah oo reer baadiye ahaa oo ka shaqyn jiray dulmiga iyo fidnada waxaana uu jeclaa inuu sameeyo wax kasta oo keeni kara dagaal iyo dhiig daata iyo isku dhaca dadka, ninkaas mar walbana hadal qabsigiisu waxaa uu ahaa balaayooy toos, ninkaasu waxaa jeclaa in marwalba ay dhacdo fidno iyo qalo dhaan , ninkaas nin la dhashay ayaa isku dayey inuu waaniyo oo u caqli celiyo... 

adoo harsan waayey ma laguu soo hoyday

Nov 10, 2019
Dalka soomaaliya waxaa ka jira arimo badan oo dhibaato ku haya dalka iyo dadka soomaaliyeed, arimahaas ayaa u baahan in lagu baraarujiyo bulshada soomaaliyeed, dhibaatooyinka ka jira soomaaliya waxaa ka mid ah arimaha  saxaafada , dalka soomaaliya waxaa ka jira warbaahin ka shaqaysa lugooyada  isku dirka iyo iska horkeenka shacabka soomaaliyeed,  warbaahintaasu waxaa ay cudur ku noqatay  shacabka... 

maraykanku muxu ku aami karaa? muxuuse ka aamin san yahay haweenkaas ?

Nov 9, 2019
Wadanka maraykanka  waxaa ku sii kordhaya haweenka soomaalida ee ka qayb galaya siyaasada maraykanka, haweenkaas oo markoodii hore qoxootinimo ku tagay dalka maraykanka, haweenkaas u suxul duubayaa dhexgalka siyaasadaha maraykanka ayey la noqotay inay magac iyo muunad ku helayaan hawshaay ku dhaqaaqeen,in haweenkaas ay ka qayb galaan siyaasada maraykanka waxaa ku dhiiri galiyey kumaaankum haween soomaali... 

hablayo dhalashada nabi muxamad csw

Nov 9, 2019
Hamabalyo,  waxaa dunida muslimka ah ka socda munaasabado badan oo lagu waynaynayo dhalashada nabi muxamad csw, nabigeena muxamad csw ayaa dhashay bishii 12 rabiicul awal oo ku baagan maantay, nabi moxamad csw waxa uu ahaa midka u khayr badan inta ilaahay khalqay, waxaana uu rasuul loo soo diaray dunida oo dhan, umada soomaaliyeed waxaa ay si wayn uga qayb qaateen maamuuska iyo waynaynta mawliidka... 

bbc oo u taagan qaribida bulshada soomaaliyeed

Nov 2, 2019
Lanata afka soomaaliga ee bbc ayaa ah laan ka shaqaysa sidii ay u qaribi lahayd maskaxda iyo mustaqbalka umada soomaaliyeed, idaacada bbc ayaa mudo dheer  bbc soo waday dagaal ay ku haysay dhaqanka iyo diinta ay umada soomaaliyeed, warar kasta oo  baxa bbcdu waxaa uu u taagan yahay war aan marnaba farxad galinayn umada soomaaliyeed, bbcdu waxaa ay si toos ah uga qayb qaadataa hurinta iyo iska horkeenka... 

ccshakuur miyuu ku wasa qoobay siyaasada ?

Nov 1, 2019
Waa kuma ccshakuur?  marka hore waxaan ka cudur daaranayaa in ccshakuur aanan magaciisa u soo qaadan inaan aflagaadeeyo,  cabdiraxmaan waa nin ay bulshada soomaaliyeed ay si wayn u taqaano, magaciisuna waxaa uu bulshada soomaaliyeed ugu qoran yahay ama ku suntan yahay nin dalka soomaaliya dhibaato wayn u gaystay, qof kasta oo maqla ccshakuur waxaa markiiba maskaxdiisa ku soo dhacaysa duulaanka gardarada... 

tacsi Maxamed Cabdicasiis Nuur (Dooli)

Nov 1, 2019
Waxaa magaalada muqdisho ku geeriyooday  midka mid jilaayaasha filimada ahaana fanaan lagu magacaabi jiray maxamad c/casiis nuur (dooli), fanaankaan ayaa u geeriyooday xaruun baryahaan hayey, halkaan waxaan tacsi uga diraynaa eheladee iyo qaraabadii iyo xaasaskii iyo awlaadii iyo saaxiibadii uu ka baxay maxmad dooli, waxaan leenahay samir iyoiimaan allaha idinka siiyo, asagana danbigiisa allaha dhaafo.... 

waxaa jira beelo badan oo ay soomaalidu gumaysato

Oct 31, 2019
Uma soomaaliyeed waxaa mudo dheer ku habsaday dhibaatooyin aad u badan oo ay gacma hooda ku keen sadeen,dhibaatooyin kaasu ma ahan kuwo aan qoraalkayga ku soo koobikaro,,walina umada soomaaliyeed kama bixin dhibaatadii ay ku jireen, in ka badan 30 sano ayey umada soomaaliyeed  dalka iyo dibada ku layacnaayeen, waliba waxaa taas dheer in hada lagu hayso dhulkoodii,mana lahan awood ay isaga difaacaan,... 

xabashi kama daasho dilka iyo dulmiga soomaalida

Oct 28, 2019
Xukuumada faasidka ah ee xabashida ayaa  mudo 8 qarni ah waxaa ay umada soomaaliyeed ku haysay dulmi iyo dagaal gardaro ah, marwalba oo la isu gacan qadaanaya xabashida waxaa ku dhici jirtay guudaro, marwalba oo xabashida la garaacana waxaa u hiilin jiray daqlado cadow ah oo  reer galbeed ah, 30kii sano eeu danbaysay ayaa maamulka xabashidu ka faaiidaysanaya qalaalasii ka jiray gudaha soomaaliya... 

madroodi 52 jir ah oo horay soomaaliya uga qaxay oo baqtiyey

Oct 28, 2019
Dalka soomaaliya waxaa uu hodon ku ahaan jiray ugaarta noocyadeeda kala duwan, ugaatii soomaaliya waxaa saameeyey qalaalsihii dabada dheeraaday ee ka jiray dalka soomaaliya ,malaayiin ugaar ah ayaa u qaxday wadamada dariska la ah soomaaliya, ugaarii u badnayd ee soomaaliya ka tagtay waxaa ay galeen wadanka kenya ,qaarkoodna waxaa ay u sii gudbeen tanzaania,ugaarta  u gudubtay dalka kenya waxaa ka... 

hambalyo halyeeyada umada soomaaliyeed

Oct 24, 2019
Dalka soomaaliya waxaa dib loo soo nooleeyey qaar ka mid ah taariikhdii halyeeyadii u soo halgamay dalka iyo dadka soomaaliyeed, dawlada soomaaliya ayaa dib u taagtay taalooyinkii lagu xusuusan jiray geesiyaadii sababta u ahaa in soomaaliya ay noqoto dal xor ah oo leh bad iyo barri barwaaqo ah, taalooyinkaas waxaa horay u taagay dawladii dhexe ee soomaaliya, waxaana taalooyinkaas horay u bililiqaystay... 

african geeridooda u doonatay mosco

Oct 23, 2019
Magaalada Sochi ee dalka ruushaka waxaa shir balaar uga furmay wadamada africanka ah,dawlada ruushka ayaa isugu yertay wadamo african ah, taasoo ay ku doonaysa inay xiriir la samaysato dadka ku nool qaarada africa, sidoo kale wadamada africanka ah ayaa ruusha ka filaya kaalmo ku daboolaan baahidooda joogtada ah, waxaa aad u kala fog waxa ay kala doonayaan ruusha iyo wadamada afrkaanka ahi, dawladah... 

waa maxay waxa laga dhaxalo daroogada?

Oct 21, 2019
Wax walba oo uu qofka aadanaha ahi sameeyo ama uu ku dadaalo siada badan waa helaa , waxaasuna waxaa ay saamayn ku reebaan naftiisa, wax walba oo aad samayso waxaa laga helaa dhaxal,hadii aad wax wanaagsan samayso waxaad aduunka iyo aakhirada ku helaysaa wanaag badan,hadii aad wax xun samaysana waxaa meel walba kaga horeeya xumaantaadii, hadaba maantay waxaan qoraalkayga ku eegayaa dhaxalka laga helo... 

maxaa ka qaldamay Mahdi Axmed Guuleed ?

Oct 19, 2019
Sida cid waliba la socoto waxaa dalka soomaaliya  duulaan aan gabasho lahayn ku soo qaaday xumuumada ahuru ee fadhigeedu yahay nairobi loona yaaqaan kenya,  xukuumadasu waxaa ay xasuuqday kumaankum ruux oo soomaali ah ee deganaa  gobolada jubada hoose iyo jubada dhexe iyo gedo, waxaa ay burbursay guryo aad u badan iyo hanti badan iyo goobo ganacsi iyo ceelal iyo iskuulo iyo masaajidyo, kenya waxaa... 
to me :