asmaul-husna
madaxwayne farmaajo SHEPPARD

Home » Suugaan

barnaamijka hidaha iyo dhaqanka

Sep 13, 2011
hidaha iyo dhaqankaku waxaa uu astaan u yahay jiritaanka qowmiyad  degaan iyo dal leh laguna aqoonsado  waxa  ay yihiin  iyo waxa ay aaminsanyihiin  laguna tixgaliyaa , hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed  waa wax soo jiray  kumaankum sano  salna u haa inaan yeelano  magac noogaar ah  oo soomaali  layiraahdo .  hadaba hidaha iyi dhaqanka soomaaliyeed  waxaa uu ku qotomaa  caqliga... 

sheekadii qayblibaaxwaxaa noo soo jeedinaya axmad faarax cali idaajaa

Jun 12, 2011
tanina waa suugaan kale oo uu noo soo jeedinayo suugaanyahankii waynaa axmad faarax cali idaa sheekadaanuna waxa layiraahdaa qayblibaax marka daawasho wacan  Read More →

suugaan ku saabsan baryada oo uu noo soo jeedinayo axmad faarax cali idaa jaa

Jun 12, 2011
halkaan waxaa idiinku soo gudbinaynaa suugaan ka hadlaysaysa baryada waxaan noo soo jeedinaya suugaanyahankii waynaa axmad faarax cali idaajaa marka daawasha wacan  Read More →

sheeko xariiro dhagaysi wacan

Jun 7, 2011
Barnaamijkan oo uu mar walba soo diyaariyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, waxa uu sidoo kale toddobaadkanna ku saabsan yahay sida sheeko-xariirta loogu dhex mili karo gabayga iyadoo looga gol leehayay in lagu gudbiyo fariin adag http://media.voanews.com/audio/Idaajaa4.Mp3  Read More →

hido iro dhaqan

May 30, 2011
[Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 59aad Cali Dhuux Wararka Somali          Read More →
to me :