asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » tacsi

Sep 3, 2012
[wp_rycle]  Read More →

tacsi /marxuum axmad maxamud sanyare

Jan 10, 2012
waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo awlaadii uu ka tagay marxuum axmad maxamuud (sanyare) oo 30/12 2011 ay niman afka soo duubtay ay ku dileen  xerada qoxootiga  xagardheer  ee dhadhaab kenya waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo asagana janadii fardowso ilaahay haka waraabiyo, waxaan tacsi qaas ah u diraynaa xaaskii uu ka geeriyooday sanyare... 

tacsi marxuumad faadumo jamac abshir

Jan 2, 2012
inaa li laahi wainaa ilaahay raajicuun , halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan reer abshir xaashi meel kasta oo ay dinada ka joogaan dalka iyo dibada waxaan uga tacsiyeynayaa  geeridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuumad faadumo jaamac abshir oo ku geeriyootay magaalada caabudwaaq, marxuumada oo da. deedu ahayd 24 sano jir waxaana saakay lagu aasay magaalada caabudwaaq waxaana... 

tacsi/ marxuum AADAN BUULE MAXAMAD

Nov 10, 2011
Halkaan waxaan tacsi uga diraynaa  dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo caruurtii iyo xaasakii uu kabaxay marxuum aadan buule maxamad oo gacan ka xaqdaran ay ku dishay magaalada muqdisho waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo asagana janadii fardowso ilaahay ha ka waraabiyo, tacsidaan waxaa diraya maamulka ilays.com iyo wariyayaashiis waxaan leenahay mar labaad samir iyo iimaan alaha... 

tacsi/cabdi fataax shiil salaad dabaalay

Nov 8, 2011
inaa li laahi wainaa ilaahay raajicuun halkiaan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo waalidiintiisiiba dhanaan reer salaad dabaalay daliyo dibadba inuu ilaahay samir ka siiyoo marxuum c/fataax shiil dabaalay oo gacan ka xaqdaran ay ku dishay xerada qoxootiga xagardeer ,marxuu mkana ilaahay qabrigiisa ha u waasiciyo , waxaan kalkaan tacsi qaas ah u diraynaa shiil... 

inaa lilaahi wa inaa ilaahay raagicuun/ardo xaashi dhore

Oct 10, 2011
inaa lilaahi wa ina ilaahay raagicuun.waxaa maantay wadanka maraykanka ku geeriyootay alaha u naxariistee  marwo ardo xaashi dhoore oo si wayn loga yaqaanay wadanka soomaaliya waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan  ehelkii  iyo qaraabadii iyo awladii ay ka baxday waxaan leenay samir biyo imaan ilaahay ka idinka siiyo ayadana jandii fardowso ilaahay haka waraabiyo  Read More →

tacsi/saxarla shire dalab jaamac magan

Jul 26, 2011
inaa lilaahi waianaa ilaahay raajicuun  halkaan waxaan tacsi uga diraynaa qoyskii iyo qaraabadii ay ka tagtay marxuumad saxarla shire dalab jaamac magan oo ku geeriyootay magalada nairobi waxaan leenay ilaahay samir iyo iimaan alaha ka siiyo intii ay ka baxday ayadada janadii fardowso ilaahay haka waraabiyo  aamiin  Read More →

TACSI/marxuum ASAD XASHI DHOORE

Jul 12, 2011
halkaan waxaan tacsi uga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo caruurtii uu katagay marxuum asad xashi dhore oo ku geeriyooday  adiss ababa ee dalka ithoobiya oo xaalad caafimaad loo keenay. marxuumka ayaa si wayn looga yaqaanay gobolada galguduud iyo magaalada caabudwaaq/ dhamaan intii uu katagay  waxaan leenahay samir iyo iiman  asagana  janadi fardowso ilaahay haka waraabiyo. aamiin  Read More →

alaha u naxariistee waxaa shalay geeriyootay hoyadii loogu magac daray balad xaawo

Jul 10, 2011
Allaah ha u naxariistee waxaa shalay geeriyootay Maama Haawo oo soomaalida dhamaan ay si aada u wada garanayaa maadaama ay ahayd shaqsi taariiq kog ku dhex leh shacabka Soomaaliyeed. Maama Xaawo ayaa waxa ay ahayd maamadii loogu magac daray Deegaanka dagmada Baled Xaawo ee Gobolka gedo ayaa warar aan goor dhaw helnay sheegayan inau ku geeriyootay gurigeeda oo ku yaal isl deegaankaa iyada loogu magac... 

tacsi marxuum cabdulaahi xalane cabdule (guriguri)

Jun 30, 2011
inaa lilaahi wanaa ilahay raajicuun waxaan halkaan tacsi uga diraynaa  dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka tagay marxuum cabdulahi xalane nuur guriguri oo ku geeriyooday xerada qoxootiga xagadheer ee wadanka kenya waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo asagana janadii fardowso ilaahay haka waraabiyo, maraxuum cabdulaahi xalane ayaa ahaa nin oday ah oo in mudo ah xanuunsanaa waxa... 

tacsi/marxuum maxamad geele seed

Jun 26, 2011
inaa lilaahi wainaa ilaahay raajicuun halkaan waxaan tacsi uga diraynaa  dhamaan qaraabadii caruurtii iyo xaasakii uu ka geeriyooday marxuum maxamad geele seed oo ku geeriyooday wadanka itoobiya magaalda (adess ababa)waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo, waxaa kale oo halkaan tacsi u diraynaa dhamaan  reer seed  iyo reer baale iyo reer xaashi fiito waxaan leenahay samir iyo iimaan... 

dhamaan waxgaradka siyaasiyiin aqoonyahanada beesha reer xirsi ugaas oo ka tacsiyaynaya geerida ugaas cumar ugaas xirsi

Jun 10, 2011
inaa lilaahi wa,inaa ilaahay raajicuun, dhamaa  n waxgaradka  siyaasiyoonta culumada dhaliny aro iyo waayeelka ka soo jeeda beesha reer xirsi ugaas  dal iyo dibadba waxay tacsiyo tiiraanyo leh u dirayaan qoskii iyo qaraabadii iyo caruur tii uu katagay alaha u naxariistee ugaas cumar ugaas xirsi waxaan leenahay samir iyo eemaan ilahaay hadinka siiyo ugaaskaskana waxaan il aahay uga baryaynaa in... 

inaa lilaahi wanaa ilahay raajicuun ugaas cumar oo geeriyooday

Jun 9, 2011
inaa lilaahi wainaa ilaahay raajicuun waxaa maantay magaalada nairobi ku geeriyooday ugaaskii beesha sade ugaas cumar ugaas xirsi waxaan halkaan tacsi uaga diraynaa dhamaan eheladii caruurtii iyo xaasaskii uu ka geeriyood ay iyo beesha sade meelwalba oo ay joogaan waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo asagana janadii fardowso ilaahay ha ka waraabiyo. aamiin aamiin aamiin    Read More →

inaa li laahi wainaa ilaahay raajicuun

May 29, 2011
halkaan waxaa tacsi looga dirayaa  dhamaan dadkii ay dhashay  marxuumad faadumo maxamuud xasan oo ku geeriyootay magaalada muqdisho taaariikhdu markay ahayd 8/10/2010  subax jimce aha waxaanleenahay  hooyo faadumo maxamuud  xasan ilaahay janadii fardowso alaha ka waraabiyo aamiin.  Read More →
to me :