Home » dhalasho
dhalasho farxad leh/liibaan mahad faarax
hambalyo; dhalasho farxad leh , halkaan waxaan hambalyo uga diraynaa liibaan mahad faarax oo dhalashadiisu ku aadan tahay 18/1/2012 waxaan leenahay liibaan noqo kii lagu liibaano oo noqo kii dalkiisa dadkiisa diintiisa naftiisa waalidkiisa anfaca noqo, waxaakale oo hambalyo qaas ah loo dirayaa labada qaalid oo dhashay liibaan waa mahad faarax iyo nuuro xaaji waxaan idin leenahay hambalyo ...
dhalasho farxad leh/cabdiraxiim faarax+video
hambalyo/dhalasho farxad leh .,waxaan halkaan ugahambal yaynaynaa cabdiraxiim faarax oo dhalashiisu ku aadan tahay maantay oo kale waxaan leenahay cabdi raxiim soo barbaar noqo kii naftiisa waalidkiis dadkiisa iyo dadkiisa iyo diintiisa anfaca noqo, waxaa si qaas ah kuugu tahniyaynaya maamul ka ilays.com ayaguna waxaa ay ku leeyihiin hambalyo farxad ku dhamayso cimrigaaga aamiin.
Read More →
dhalasho farxadleh/sahra mahad faarax
hambalyo dhalasho farxad leh/waxaan halkaan hambalyo uga diraynaa sahro mahad faarax oo sanad guurada dhalashadeedu ku aadan tahay maanatay oo taariikhdu tahay 18/october, waxaan leenahay sahro ku noolow farxad iyo caafimaad cibaado suuban cimri dheer iyo rabadgalyo caam ah.
sahra waxaa halkaan kaa salaamaya dhamaan maamulka ilays.com...
hambalyo dhalsho farxad leh
hambalyo dhalsho farxad leh idman mahad faarax oo loogu hambalyaynayo dhalashadii idman mahad faarax oo ku aadan maantay oo kale waxaan leenay soobar baar oo noqo tii dalkeeda iyo dadkeeda iyo diinteeda anfacda noqo
Read More →
dhalsho farxad leh idman mahad faarax
hambalyo dhalasho farxad leh oo ku socota idman mahad faarax oo dhalasha deedu ku aadantahay 10 0ctoober waxaan hawada u marinaynaa tahniyad iyo farxad lagu xusuusanaya dhalashada idman mahad faarax ,
tahnidaanwaxaa kuu soo diray dhaman waalidiintaa qaraabadaa abtiyaashaa adeeradaa eedooyinkaa iyo maamul ka ilays.com waxa ku leeyihiin cimri dheer iyo cibaado suuban iyo caafimaad ku waar/ aamiin
Read More →
dhalasho farxad leh nasteexo mahad faarax
dhalasho farxad leh waxaan tahniyad farxad leh ku bogaadinaynaa nasteexo mahad faarax oo dhalashadeedu ku aadantahay maantay oo taariikhdu tahay 8/9/2011 waxaan leenahay nasteexo noqo tii nafteeda waalinkeed dalkeeda dadkeeda diinteeda intaba anfacda noqo aamiin aamiin
Read More →
hambalyo dhalasho farxadleh saabiriin maxamad cabdi
hambalyo dhalsho farxadleh, halkaan waxaan uga hambalyaynayaa labada waalid oo kala ah cabdi maxamad abshir iyo nasro maxamad xasan oo gabari ugu dhalatay dalka kenya , gabadhaasna waxaa loo bixiyey sabariin, waxaan leenahay sabariin farxad ku soo barbaraar labada waalidna noqda kuwii farxad isugu waara.
Read More →
hambalyo hambalyo
waa dhalashadii cabdi raxiim farax waxaan leenahay hambalyo dhalasho wacan soobarbaar noqo kii dalkiisa dadkiisa diintiisa waalidkiisa iyo naftiisa anfaca
Read More →












