Home » faaqidaada
qurba joogta iyo waraaqaha boostada maxaa kala haysta
sida aad la socotaan waxaa dunida castiga ka jira qaab dadku u xiriiro taasoo ay ka mid tahay sida taleefanada baqshadaha postada iyo internetka oo aad ka helayso barnaamijyo kala duwan iyo talevitionada , hadaba waxaa jirda xiriir aad moodo inuu qofka wax yeeli karo oo aad looga isticmaalo wadamada horumaray ,adegaas waa adeega boostada oo dadka soogalootiga ah ku keena...












