Home » gabay
gabaygaan waxaa noo soo jeedinaya alaha u naxariistee abwaan c/qaadir xirsi siyaad (yamyam)
gabaygaa la magacbaxay barbaar qayr leh waxaa tiriyey alaha u naxariistee cabdulqaadir xirsi siyaad(yamyam) marka dhagaysi wacan
Read More →
alaha u naxariistee gabaygaan waxaa tiriyey abwaan cabdulqaadir xirsi yam yam /daawo
gabaygaan waxaa magaciisa layiraahdaa bulsho waxaana tiriyey alaha u naxariistee abwaankii waynaa c/qaadir xirsi siyaad yamyam 19/19/83 marka dhagaysi wacan
Read More →
gabaygaan waxaa tiriyey alaha u naxariistee c/qaadir xirsi siyaad (yamyam)
gabaygaan waxaa tiriyey marxuum c/qaadir xirsi siyaad (yamyam) gabaygaan waxaa magaciisa layiraahdaa qabiil malacaabudaa waxaana soo jeedinaya raage c/qaadir yamyam
oo ah wiil uu dhalay abwaanku/daawasho wacan
Read More →
waa gabay kame oo yamyam tiriyey
alaha u naxariistee c/qaadir xirsi siyaad yamyam ayaa gabay gaan ka tioriyey shirkii dib u heshiinta soomaalida 1993 lagu qabtay magaalada
Addis Abeba 1993dii Gabayga gabaygaas oo lagu magacaabi jiray Qarannimo daawasho wacan
Read More →
waa gabay kale oo uu tiriyey alaha u naxariistee yamyam
alaha u naxariistee gabaygaan waxaa tiriyey c/qaadir xirsi siyaad (yamyam)asagoo ku sugan magaala carta ee shirkii jabuuti dhagaysi daawasho wacan
Read More →
tana waa gabaygii la magacbaxay bismilaahi eeboow
alaga u naxariistee gabaygaan waxaa tiriyey gabyaagii waynaa cabdulqaadir xirsi siyaad (yamyam)gabaygaan oo uu ugu magacdaray bismilaahi aaboow marka gabaygaan oo video ah nala daawada
Read More →
Gabay: Guur aan ka la’aado – yamyam
Gabay ay Aw-Yuusuf iyo Yamyam horay dumarka u tiriyeen oo Guur AAN KA LA’AADO ayaan aniguna uga jawaabay gabay aan ku tilmaamayo ragga intooda xun ee aan mudnayan in la guursado, sababtoo ah xumaanta nalagu sheegay mid la mid ah ama ka badan ayaa ragguna leeyahay, gabayga jawaabta ahna waa kan hoose:
1. Indhoweyd murtidii geyfanayd waanigaan geline
2. Waatii angees maray naxwihii guulle iiqoraye
3....
Gabay Somali baan ahay by Abdulkadir Hersi ‘Yam-Yam
baygaan waxaa tirshey Ilahay ha u naxariistee abwaan Abdulkadir Hersi ‘Yam-Yam.
Magaciisana waxaa la yiraahdaa Somali baan ahay.
Waxuu gabaygu cadeen u yahay sida Soomaalidu waagii hore u ahaayd dad isku kalsoon oo aad isula ween.
Maanta waxaa moodaa in Soomaalidii sidaas isula waayneed noqdeen daba-dhilif shisheeye, damiir laa’we aan wadankiisu qiima ugu fadhiyin iyo maan laawe iibsanaya...












