Home » Maqaallo
waa maxay saxaafad yaase noqonkara suxufi
Ereyga saxaafad (journalism) ma ahan wax fudud oo qaacido lagu soo koobi karo waxaana laga yaabaa in sida ugu dhaw uguna haboon eeynu ku sharxi karno ay tahay kaalin muuhim ah oo u adeegta bulshada ama shacabka,
Qabar cusub oo joogta ahna gaarsiiya qeybaha kala duwan ee bulshadda mana ahan howl damaandeeda si fudud lagu qaadi karo.
YAA SUXUFI NOQON KARA?
Saxaafada iyo suxufinimaddu waa muhiim...
iska ilaali tuugada internetka
Internetku waa goob baaxad weyn oo qof fiican iyo mid xunba ay ka qaraabtaan. Waa meel aad wax ka iibsan karto, lacag qof u diro karto, waa meel warbixintaada lagu xadi karo oo lagugu qayaani karo. Hadaba sideed uga fogaan kartaa in aan lagugu qayaamin intenetka? Qodobadaan ayaa ku caawin kara.
1. Waayo cida aad la xiriireyso: Haddii aad website aad wax ka iibsaneyso ama aad lacag sadaqo ah bixineyso...
qoraal muhiim ah
Caadiyan xilliga uu siyaasi ugu jilicsan yahay una hadal macaan yahay waa xilliga uu sharaxan yahay ee uu dagaalka ugu jiro in la doorto kolkaasuu uu balan qaado inuu circa rinjiyeeyn doono, inuu lama degaanka doog u bedeli doono iyo dhawaqyo badan oo laab la kac ah oo in la maqlo ku macaan balse afka kala bax iyo iska dheh u badan balse aanu waxba ka qabanin intooda badan.
Dalkeenna Soomaaliya oo...












