Home » somali news

ciidamada DKM ah oo la war eegay magaalada baydhabo

Feb 22, 2012
wararka naga soo gaaraya  magaalada baydho ayaa  sheegaya in   in ay gacanta ku dhigeen  ciidamada DKM ah magaalada baydhabo dhamaanteed, waraku waxaa ay intaas ku darayaan in kooxdii shabaab ee ka talinjirtay baydhabo  ay kabaxsadeen  magaalada  ,waraku waxaa ay intaas ku darayaan in uu san magaalada  wax dagaal ah uusan ka dhicin  xiligii ay DKM  ah ay la wareegaysay , ciidamada... 

maalinta afka soomaaliga oo laga xusay dalka iyo dibada

Feb 21, 2012
waxaa maantay  loo dabaal degay maalintii loogu magacdaray maalintii afka soomaaliga,dhamaan inta ay ku noolyihiin dadka ku hadla afka soomaaliga ayaa si isku mid aH  ugu dabaaldegay maalin afka hooyo,dhulalka sida aadka ah looga xusay ayaa waxaa ka mid ah magaalada garoowe, magaalada hargaysa , muqdish0, caabudwaaq,xuskaan sandwalba loo sameeyo ayaa waxaa  umada sooliyeed lagu xusuusinayaa wanaaga... 

qax balaaran oo ka dhacay deegaanka ceelasha biyaha +dhagayso

Feb 16, 2012
wararka naga soo gaaraya magaalada muqdisho   ayaa sheegaya  in uu ka jiro  qulqul  dad ka soo baraka kacay deegaanka  ceelasha biyaha  iyo agaagaarkeeda, dad kaan soo barakacay ayaa la sheegayaa inay ka baxsanayaan  saansaan colaadeed oo deegaankaas ku soo korortay,  waxaa  wararka ka imaanaya  deegaanka ceelasha biyaha  ayaa sheegaya in  kumaankum  ruux oo horey uga soo cararay magaalada... 

dagaalo culus oo ka dhacay gobola gedo+ dhagayso

Feb 15, 2012
wararka ka imaanaya gobolka gedo ayaa sheegay in uu ka dhacay dagaal culus oo u dhexeeya  ciidamada dawlada kmg nahlusuna , ciidamada kenya  iyo kooxda shabaab, dagaalkaan  ayaa ahaa dagaal ay ka qaybqaateen diyaaraha kenya , dagaalkaan ayaa  waxaa uu uu ka dhacay   faafaxdhuun iyo inta u dhaxaysa baardheere ,iyo ceelcade  iyo inta u dhaxaysa garbahaareey , dhulkaas lagu dagaalamayey ayaa ahaa... 

britain oo ku gacan sayrtay in la qaado cunaqabataynta hubka soomaaliya. dhagayso

Feb 14, 2012
dawlada britain  ayaa  sheegtay in ay san raali ka ahayn in la qaado  cunaqabatay ta hubka ee saaran wadanka soomaaliya ,wasiirka arimaha dibada ee britain William Hague oo ka waramay xaaladaas ayaa sheegay in aanay wanaagsanayn in xiligaan adag ee ay ka jira soomaaliya in la qaado cunaqabataynta hubka iyo in hub lagu harqiyo  hub ,William Hague oo sii hadlay ayaa yiri  waxaan isku dayeynaa... 

HAMBALYO:sanadguuradii 5aad ee ka soo wareegtay aas aaskii laanta somaliga voa da

Feb 12, 2012
HAMBALYO ku socota laanta laanta afka soomaaliga ee voada, waxaan halkaan hambalyo uga diraynaa shaqaalaha laanta afka soomaaliga ee VOA oo u dabaaldagaya sanadguuradii  5 aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay laan tan, laanta afka soomaaliga waxaa ay qaybwayn ku soo kor dhisay warbaahin soo maaliyeed waxaa ay door muhiim ah ka ciyaartay la socodsiinta wararka dalka iyo dibada ka jira oo xaqiiqo... 

ugaas maxamad duulane oo malintii 12 aad xabsiga itoobiya ku jira /dhagayso

Feb 12, 2012
wararka ka imaanaya  kilinka shanaad ee  ay maamusho dawlada itoobia ayaa  sheegaya in ugaas maxamad duulaana  oo si wayn looga yaqaano deegaankaa uu xabsiga ku jiro mudo laba todobaad ah, ugaas ayaa  markii hore lagu xiray magaala qabdidahare ayaa hada waxaa la keenay magaalada jigjiga, ugaaska ayaa loo diiday inay  soo booqdaan ahelkiisii,  ugaaska ayaa sababta loo xirta lagu sheegay inuu... 

dooni siday qoxooti soomaali ah oo ku degtay bada cas+ dhagay so

Feb 10, 2012
warar ka imanaya  bada cas  oo dhaxaysa somaliya iyo yemen ayaa sheegaya in dooni siday dad qoxooti ah oo u safrayey dalka yemen  ay burburtay, doonidaan ayaa siday  58 rakaab ah iyo sadex shaqaale ah  ayaa degtay ka dib markii ay gashay cilad xaga matoorka ah, inta  la ogyaha waxaa ka samata baxay 13 ruux oo soo dabaashay, waxaa la la,yahay  38  ruux, wararka  naxdinta leh ee naga soo gaara... 

DKM soomaaliya oo sheegtay inaysan qiimo ku fadhiyin israaca labada koox ee shabab iyo alqaacida

Feb 10, 2012
warsaxaafadeed ka soo baxay dawlada ku meel gaarka ah  ayey  ku sheegtay inay san wax qiimo ah ugu fadhiyin israaca labada koox oo shabaab iyo al qaaacida oo hada la sheegay inay  midoobeen,  DKM soomaaliya ayaa warsaxaafadeed keeda ku  sheegtay inay awalba ogaayeen inay alshabaab iyo alqaida ay  ahaa yeen kuwo wada shaqya iskuna mowqif ahaa waligood, dkm soomaaliya ayaa  sheegtay in  uu dhamaaday... 

50 guuradi ka soo wareegtay markii la , aas aasay ciidanka bada soomaaliya oo laga xusay magaalada muqdisho

Feb 10, 2012
waxaa maanatay magaalada muqdisho  looga dabaaldegay sanadguuradii 50 aad ee  ciidanka bada soomaaliya , ciidanka bada soomaaliya ayaa  waxaa la aasaasay 10/2/1962. dabaaldega  xuskaas waxaa ka soo qaybgalay  masuuliyiinta DKM waxaana goobta isugu soo baxay dadwayne aad u fara badan oo wajiyadooda ay ka muuqato farxad iyo ayagoo xusuusanaya nabadii uu dalku lahaanjiray, waxaa kale  oo goobta...