Home » somali news

sharci yaqaano maraykan ah oo ku doodaya in ladilo 3 nin oo soomaali ah

May 2, 2012
wararka ka imaanay NORFOLK, Virginia ee dalka maraykanka ayaa sheeagay in ay ka socoto dacwad loo haysto  3 sadex nin oo burcad badeed ah  oo harey looga soo qabtay xeebaha wadanka soomaaliya ,hadaba xeer ilaaliyaha  maxkama da norfolk ayaa  ku doodaya in ladilo sadex daas wiil oo soomaalida  ah taasoo ay ucuskadeen inay dileen afar ruux oo dalxiisayaal maraykan ah , sadexda wiil ee dilka... 

tacsi si wadajir ah ugu socota dadkii ku dhintay qaraxii dhuusa mareeb

May 1, 2012
halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan dadkii ku nafwaayey qaraxii ka dhacay magaalada dhuusamareeb, waxaan si qaas ah ugu tacsiyey naynaa eheladii ay ka baxeen labada xildhibaan oo kala ah xildhibaan yuusuf mire seeraar iyo xildhibaan cabdiwali sheeq maxamad  waxaa leenahay samir iyo iimaan ilaahay haidinka siiyo ayagana janadadii fardowso ilaahay haka waraabiyo, dadka dhaawaca ah... 

qarax ka dhacay dhuusamareed oo 7 ruux ay ku dhinteen

May 1, 2012
wararka naga soogaaraya xarunta gobolka galguduud ee dhuusamareeb ayaa  sheegaya in maantay uu ka dhacay qarax uu fuliyey ruux ismiidaamiyey, qaraxaas ayaa inta la ogyahay waxaa ku dhintay 7 ruux oo labo ay tahay xildhibaano, labada xildhibaan ayaa kala ahaa alaha u naxariistee  xildhibaan yuusuf mire seeraar iyo c/wali sheeq maxamuud, iyo shanruux  oo shacab ah   waxaana dhaawac ah 3 xildhibaan... 

dkm ee soomaaliya oo ku ceebowday axmadeey cabdi gaashaan

Apr 30, 2012
dawlada kmg ah ee soomaaliya ayaa ku ceebowday abwaankii waynaa ee  qaranka soomaaliya  abwaan axmadeey cabdi gaashaan , abwaanka ayaa dhaawac culus ka soogaaray qaraxii masiibada ahaa ee ka dhacay tiyaatarka magaalada muqdisho , hadaba  sida aan maqashiisanahay dadkii ku dhaawacmay qaraxaas waxaa dawlada kmg ah ay u qaaday caafimaad dibada ah, sida nairobi kenya , jabuuti iyo turkiga oo aanan hubin,... 

dawlada turkiga oo laf dhuun gashay ku noqday soomaalida tahriibka ah

Apr 29, 2012
wararka naga soo gaaraya wadanka turkiga ayaa sheegaya in dhibaato xoogleh ay soo foodsaartay soomaalida ku sugan turkiga, dawlada turkiga ayaa lafdhuun gashay ku noqotay soomaalida tahriibka ah, dawlada tukiga ayaa indhaha ka daboolatay wacyiga ka jira wadanka soomaaliya , taasoo ay bilaabeen inay in tarxiilaan dadka soomaaliyeed  oo ka gudbaya dalkooda,wararka xaqeeqada ah ayaa ah in dawlada  tukigu ... 

faderal ku salaysan qabiil yaa xuduudaha u samayn

Apr 28, 2012
sida aad la socotaan waxaa wadanka soomaaliya  uu xornimadiisa qaatay 1960 kii waana wadan aad u barwaaqo ah , dadka kunool waa dad isku af ah  isku diin ah isku dhaqan ah isku dabeecad  waana dad 100/60 xoolo dhaqato ah waana dad aan sina ku kala badalnayn, waana dad isjecel , cilada ay leeyihiin ayaa ah waxaa ku yar aqoonta maadiga ah ,tasoo aad kagaranayso sida ay isga duldhacayaan wax aysan... 

nin soomaali ah oo loo qabtay burcad badeednimo oo lagu xukumay dalka maraykanka

Apr 28, 2012
waxaa wadanka maraykanka eevirginia maxkamad  la horkeenay nin soomaali ah oo lagu magacaabo  maxamad shebiin,. ninkaas soomaaliga ah ayaa loo haystay inuu ku lug lahaa fal burcad badeenimo ah oo sababay dhimasho afar ruux oo u dhashay  wadanka maraykanka,  maxamad shebiin oo dacwadiisu soo socotay tan iyo sanadkiki lasoo dhaafay ayaa  waxaa  lagu helay danbigaas burcad badeed nimada ah ,waxaa... 

dagaal ka dhacay gobolka gedo deegaanka ceelcade

Apr 27, 2012
wararka naga soo gaaraya  gobolka gedo ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka dhacay deegaanka ceelcade, dagaalkaas ayaa u dhexeeyey ciidamada dawlada soomaaliya iyo  ururka alqaacida, dagaalkaan ayaa socday mudo 4 saac ah ayaa la sheegayaa in uu ku soo dhamaaday in laga adkaado kooxdii weerarka soo qaaday ee alqaacida , masuulka u hadlay dawlada soomaaliya  kornayl kaliil  ayaa sheegay in ay ka dileen... 

madoobe nuunow oo eedeeyey madaxwaynaha iyo r/wasaaraha dkm

Apr 25, 2012
gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya mudane  madoobe nuunoow ayaa eedeyn u soo jeedyey madaxwaynaha iyo raiisalwasaaraha soomaaliya  taasoo uu ku sheegay inay iska indha tirayaan  baalamaanka soomaaliya iyo shuruuc wadanka u yaala , masuuliyiintaas ayuu dusha u saaray inay wali la shaqaynayaan  ninkii laga eryey godoomiyaha baarlamaan  ee shariif, gudoomiye nuunow oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay... 

soomaali tahriib ah oo gaaray xeebaha talyaaniga

Apr 24, 2012
wararka ka imaanaya jaziiradaha talyaaniga ayaa sheegaya in ay gaareen  tahriiba yaal soomaali ah oo tiradooda lagu sheegay 78 tuux, dadkaan tahriibka ah ayaa si nabad ah ku  gaaray jaziirada yar ee linosa oo ay hada  ku suganyihiin,dadkaan tahriibka ah ayaa kasoo kicimay xeebta caasimada libya ee triple maalintii axada ahayd, doontaa ayaa laga cabsi qabay inay ku degtay  badwaynta mediterraneanka ... 

Xafladii xisbiga tayo oo si wayn uga dhacday magaalda toronto DAAWASHO WACAN

Apr 22, 2012
waxaa magaalada toronto ee dalka canada waxaa ka dhacday xaflad aad u wayn oo ay  lahaayeen xisbiga tayo,xafladaan ayaa waxaa isugu soo baxay kumaankum ruux oo kakala yimid gudaha canada iyo dibada , dadwaynaha ka soo qaybgalay ayaa waxaa isugu jireen aqoonyahano ,siyaasiyiin ,ururo haween ,saraakiil,culumaa udiin,dhalinyaro, fanaaniin,nabadoono,gudiga sportiga,iyo mudanayaal iyo marwooyin, wax isu... 

Roobab lagu diirsaday oo ka da,ay gobolada dhexe

Apr 21, 2012
wararka naga soo gaaraya gobolada dhexe ee soomaaliya ayaa sheegaya inay  ka da,een roobab lagu diirsaday, roobabkaas ayaa la sheegayaa inay ka hooreen deegaanada gaalkacyo iyo hareeraheeda  cadaado, dhuusamareeb,caabudwaaq  iyo ilaa wardheer, roobabkaan ayaa waxaa ku diirsaday dadka ku nool deeagaana daas ay abaatu dilatay,roobabka xiligaan da,aya ayaa ah roobkii dayrta  ayaan wax qasaaro ah aan... 

xafladii ugu waynayd ee xisbiga tayo oo ka dhacaysa toronto caawa

Apr 21, 2012
dadwaynaha ku nool  magaalada toronto iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa inay jirto xaflad aad u balaaran oo   xisbiga tayo  lagu taageerayo uu ka dhici doono magaalada toronto , xafladaas ayaa waxaa ka soo qaybgalaya maxamad cabdulaahi  farmaajo iyo masuuliyiin kale oo faraban  oo lafdhabar u ah  umada soomaaliyeed, hadaba hoolka uu ka dhacayo  iyo waqtiga uu dhacayo  waatan kasooqaygal... 

somaliland oo qaadacday wada hadalkii ay la lahayd koofurta soomaaliya+dhagayso

Apr 19, 2012
Soomaaliland oo si buuxda u qaadacday wadahadalkii ay la lahayd koofurta soomaaliya  wasiirka arimaha dibada ee soomaali land  maxamad c/laahi cumar oo warbaahinta u waramayey ayaa xaqiijiyey inay isaga baxeen wadhadalkii la doonayey in ay ku wada hadlaan  koofurta iyo woqooyigu, wasiirka ayaa  ku macneeyey sababaha keenay inay qaadacaan shirka ayuu ku sheegay  in wadahadalku  uu u dhaxeeyo dawlada... 

tastuurkii hore ee soomaaliya waa lama taabtaan ilaa lagahelo

Apr 18, 2012
waa waxay  tastuur? tastuur waa shuruuc ay dhigteen dad ayna isku maamulaan , tastuurkana waxaa jeexa dadka  caqliga iyo cilmiga u saaxiibka ah umaduna ku kalsoontahay caadilna ah  waxay ayu gooyaana ay waafaqsantahay  shareecada iyo dhaqanka halkaas ka jira, kadibna waxaa ansixiya baarlaamaanka , hadaba  umada soomaaliyeed waxaa ay tastuur samasatay 1960kii  ayadoon xornimo qaadan dadkuna inta...