Home » tacsi
tacsi /marxuum axmad maxamud sanyare
waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo awlaadii uu ka tagay marxuum axmad maxamuud (sanyare) oo 30/12 2011 ay niman afka soo duubtay ay ku dileen xerada qoxootiga xagardheer ee dhadhaab kenya waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo asagana janadii fardowso ilaahay haka waraabiyo, waxaan tacsi qaas ah u diraynaa xaaskii uu ka geeriyooday sanyare...
tacsi marxuumad faadumo jamac abshir
inaa li laahi wainaa ilaahay raajicuun , halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan reer abshir xaashi meel kasta oo ay dinada ka joogaan dalka iyo dibada waxaan uga tacsiyeynayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuumad faadumo jaamac abshir oo ku geeriyootay magaalada caabudwaaq, marxuumada oo da. deedu ahayd 24 sano jir waxaana saakay lagu aasay magaalada caabudwaaq waxaana...
tacsi/ marxuum AADAN BUULE MAXAMAD
Halkaan waxaan tacsi uga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo caruurtii iyo xaasakii uu kabaxay marxuum aadan buule maxamad oo gacan ka xaqdaran ay ku dishay magaalada muqdisho waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo asagana janadii fardowso ilaahay ha ka waraabiyo, tacsidaan waxaa diraya maamulka ilays.com iyo wariyayaashiis waxaan leenahay mar labaad samir iyo iimaan alaha...
tacsi/cabdi fataax shiil salaad dabaalay
inaa li laahi wainaa ilaahay raajicuun halkiaan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo waalidiintiisiiba dhanaan reer salaad dabaalay daliyo dibadba inuu ilaahay samir ka siiyoo marxuum c/fataax shiil dabaalay oo gacan ka xaqdaran ay ku dishay xerada qoxootiga xagardeer ,marxuu mkana ilaahay qabrigiisa ha u waasiciyo , waxaan kalkaan tacsi qaas ah u diraynaa shiil...
inaa lilaahi wa inaa ilaahay raagicuun/ardo xaashi dhore
inaa lilaahi wa ina ilaahay raagicuun.waxaa maantay wadanka maraykanka ku geeriyootay alaha u naxariistee marwo ardo xaashi dhoore oo si wayn loga yaqaanay wadanka soomaaliya waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo awladii ay ka baxday waxaan leenay samir biyo imaan ilaahay ka idinka siiyo ayadana jandii fardowso ilaahay haka waraabiyo
Read More →
tacsi/saxarla shire dalab jaamac magan
inaa lilaahi waianaa ilaahay raajicuun halkaan waxaan tacsi uga diraynaa qoyskii iyo qaraabadii ay ka tagtay marxuumad saxarla shire dalab jaamac magan oo ku geeriyootay magalada nairobi waxaan leenay ilaahay samir iyo iimaan alaha ka siiyo intii ay ka baxday ayadada janadii fardowso ilaahay haka waraabiyo aamiin
Read More →
TACSI/marxuum ASAD XASHI DHOORE
halkaan waxaan tacsi uga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo caruurtii uu katagay marxuum asad xashi dhore oo ku geeriyooday adiss ababa ee dalka ithoobiya oo xaalad caafimaad loo keenay. marxuumka ayaa si wayn looga yaqaanay gobolada galguduud iyo magaalada caabudwaaq/ dhamaan intii uu katagay waxaan leenahay samir iyo iiman asagana janadi fardowso ilaahay haka waraabiyo. aamiin
Read More →
alaha u naxariistee waxaa shalay geeriyootay hoyadii loogu magac daray balad xaawo
Allaah ha u naxariistee waxaa shalay geeriyootay Maama Haawo oo soomaalida dhamaan ay si aada u wada garanayaa maadaama ay ahayd shaqsi taariiq kog ku dhex leh shacabka Soomaaliyeed.
Maama Xaawo ayaa waxa ay ahayd maamadii loogu magac daray Deegaanka dagmada Baled Xaawo ee Gobolka gedo ayaa warar aan goor dhaw helnay sheegayan inau ku geeriyootay gurigeeda oo ku yaal isl deegaankaa iyada loogu magac...
tacsi marxuum cabdulaahi xalane cabdule (guriguri)
inaa lilaahi wanaa ilahay raajicuun waxaan halkaan tacsi uga diraynaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka tagay marxuum cabdulahi xalane nuur guriguri oo ku geeriyooday xerada qoxootiga xagadheer ee wadanka kenya waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo asagana janadii fardowso ilaahay haka waraabiyo,
maraxuum cabdulaahi xalane ayaa ahaa nin oday ah oo in mudo ah xanuunsanaa waxa...
tacsi/marxuum maxamad geele seed
inaa lilaahi wainaa ilaahay raajicuun halkaan waxaan tacsi uga diraynaa dhamaan qaraabadii caruurtii iyo xaasakii uu ka geeriyooday marxuum maxamad geele seed oo ku geeriyooday wadanka itoobiya magaalda (adess ababa)waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo, waxaa kale oo halkaan tacsi u diraynaa dhamaan reer seed iyo reer baale iyo reer xaashi fiito waxaan leenahay samir iyo iimaan...












