Home » ururka-w som

War bixin ku saabsan ururka wadajirka soomaalyeed

Sep 12, 2011
ururka wajirka soomaaliyeed waxaa la aasay 29/july 2009 waxaana si toos ahy loo ansixiyey 29july 2010 waxaana lagu ansixiyeymagaalada nairobi ee dalka  kenya,   ururka wadajirka soomaaliyeed waxa uu ka kooban yahay rag iyo dumar dhalinyaro iyo waayeel sababa loo aas aasayna waxuu ahaa baahi looqabo sidii umada soomaaliyeed gacmaha isu qabsan lahayd,  ururka wadajirka soomaaliyeed sababaha ...